Jaamacadda Plasma ayaa ka qayb gashay Bandhigga Jaamacadaha Soomaaliyeed ee 2026,
Howl-wadeennada Jaamacadda ayaa Ardayda la wadaagay Fursadaha Waxbarasho ee Jaamacaddu u heyso.
Bandhigga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo maanta lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho
Jaamacadda Plasma ayaa u Mahadcelisay Marti sharaftii kala duwaneyd ee ka soo qaybgashay barnaamijkan.











