Munaasabadda ๐ง๐ผ๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐ต๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ iyo Soo dhaweynta ๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐๐ฏ ee ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ, Sanad Waxbarasheedka 2026/ 2027 ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Jaamacadda Plasma.
Maamulka, Macallimiinta, iyo guud ahaan Bahda Jaamacadda Plasma ayaa si diiran u soo dhaweeyey ardayda cusub ee sannad-waxbarasheedka 2026/2027 sidoo kale
Ardayda ayaa Warbixin laga siisay Nidaamka Waxbarsho ee Jaamacadda,
























