Munaasabadda 𝗧𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗝𝗶𝗵𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 & Soo dhaweynta 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯
Munaasabadda 𝗧𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗝𝗶𝗵𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 iyo Soo dhaweynta 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 ee 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗣𝗹𝗮𝘀𝗺𝗮, Sanad Waxbarasheedka 2026/ 2027 ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe…
Educating the Whole Nation
Munaasabadda 𝗧𝗼𝗱𝗱𝗼𝗯𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗝𝗶𝗵𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 iyo Soo dhaweynta 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 ee 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗣𝗹𝗮𝘀𝗺𝗮, Sanad Waxbarasheedka 2026/ 2027 ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe…
Wargelin Muhiim ah Waxaa dhamman Bulshada Waxbarashada jecel lagu wargelinaya in diiwaangelinta Ardayda Cusub ay ka socoto Xarumaha Jaamacadda Fadlan…
Jaamacaadda Plasma waxaa si habsami leh uga socda diwaan-gelinta Ardayda Cusub Sanad Waxbarasheedka 2026-2027.
Jaamacadda Plasma, waxaa ay ugu bishaaraynaysaa Ardayda Jecel Waxbarashada Heerka labaad ee Jaamacadda ( Master Degree) inay Furan tahay Isdiwaan-gelinta…
Jaamacadda Plasma ayaa ka qayb gashay Bandhigga Jaamacadaha Soomaaliyeed ee 2026, Howl-wadeennada Jaamacadda ayaa Ardayda la wadaagay Fursadaha Waxbarasho ee…
Munaasabadda Qori-tuurka Tartantanka Deeqda Waxbarshada Mu`asasada Jaamacadda Plasma ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Jaamacadda Waxaa ka qayb galay Munaasabadda…
Xafiiska Diwaan-gelinta Ardayda ayaa Todobaadka Jiheynta Ardayda Cusub maanta 05-Oct-2024 uga bilowday Xarunta Dhexe ee Jaamacadda. Ardayda Iska Diwaangelisay Kulliyadaha…
Jaamacadda Plasma waxaa ay ugu bishaaraynaysaa dhamman Bulshada jecel Waxbarashada in weli ay socoto diwaan gelinat Ardayda Cusub Fadlan booqo…
Ogeysis Muhiim ah Waxaa lagu wargelinayaa dhamman Ardayda Jaamacadda Plasma in sanad daraasadeedka cusub ee 2024-2025 ay Fasalada waxbarshada furmayaan…