Xafladda Caleema-saarka ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ Midowga Ardayda

Xafladda Caleema-saarka ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ธ๐—ฎ Midowga Ardayda ๐—๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜€๐—บ๐—ฎ ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Jaamacadda Plasma.

Munaasabadda Waxaa ka soo qayb galay Maamulka sare ee Jaamacadda, Macaliminta iyo Ardayda Jaamacadda.

Gudoonka la doortay ayaa ballan qaaday inay ka shaqaynayan Hormarka Ardayda.