Xafiiska Diwaan-gelinta Ardayda ayaa Todobaadka Jiheynta Ardayda Cusub maanta 05-Oct-2024 uga bilowday Xarunta Dhexe ee Jaamacadda.
Ardayda Iska Diwaangelisay Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Plasma ayaa la kulmaya dhammaan Masuuliyinta Xafiisyada Jaamacadda si ay u helaan sharaxaad dheeri ah, Jihayhn iyo dhiirigelin ku aadan Waxbarshada heerka Jaamacadda.

.

.

.
