Ogeysiis Muhiim ah
Xafiiska Darasaadka sare iyo Cilmi baarista Waxaa uu ku wargalinayaa dhamman Ardayda soomaliyeed ee dhamaysatay Waxbarshada Jaamacadda heerka 1aad in ay socoto diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Darasaadka sare fadlan booqo Xarunta Jaamacadda kugu dhaw.