Ogeysis – Deeq Waxbarasho

scholarship 2024

Mu`asasada Jaamacadda Plasma waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan Bulshada Soomaaliyeed inay socoto diwaangelinta Ardayda u tartamaysa Deeqda Waxbarasho ee sanadlaha ah.
Deeqda Waxbarasho waxaa ka faaideystay 8 sano ee lasoo dhaafay tira ku dhaw 500 Arday oo qaar kamid ay ka aflaxeen Jaamacadda, maantana bulshada ugu adeegayaan aqoonti labaray.
Dib u milicso Taarikhda deeqda Waxbarasho soona qabo sxb aad ogtahay inuu wax ku bartay Deeqda Waxbarasho ee Mu`asasada Jaamacadda Plasma.

Posted by Plasma University on Monday, September 16, 2024