Munaasabadda Qori-tuurka Tartantanka Deeqda Waxbarshada

Munaasabadda Qori-tuurka Tartantanka Deeqda Waxbarshada Mu`asasada Jaamacadda Plasma ayaa lagu qabtay Xarunta dhexe ee Jaamacadda Waxaa ka qayb galay Munaasabadda Maamulka sare ee Jaamacadda , Waalidiinta iyo Tartamayaasha Deeqda Waxbarashada.

Tartantankan Deeqda Waxbarsho ee Sanadlaha ah ,Waa tartankii 9aad Waxaana ka faaideystay sanad walba 100 Arday oo dhammaystay Waxbarshada Dugsiyada Sare.

Tartamayaasha ayaa ku tilmaamay tartanka inuu ahaa mid cadaalad ah si cadna loo garsooray.

#Jaamacadda_Plasma

#Tartanka_Deeqda_Waxbarshada.

#Mu`asasada_Jaamacadda_Plasma

#Sanad_Daraasadeedka_2024-2025

May be an image of 2 people, headscarf, dais and text